Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

SHAADIYO SHARAF

 

 Malmihii Nasrigee Wacnaa 
Naruurada Ii Ahaa 
Nasiibku Ku Soo Dhawey
Nafteyda Macan Ka Badan

Nabdigan Xoog Ugu Dagoo
Maxaan Kanastay Qalbiga
Nalbaa Ii Daaran Aniga
Nuurkisa Balaaran yahy

Niyada Kuwa Laga Diliyo
Ma`ihi Dadka nacabka U Jaba 
Dhamaan Noolaha Jiraa 
Nafteyda Maalodin Karo 

Waqtiga Naxariista Iyo
Waayihi Nafiskaa Galo
Naruura Adunya Iyo
Nimcaan Ku Jiraa Anigu


Kashaan Ka Nagaadayoo
hadan Cagaheyga Dhigay
Anigaa Nafsadeyda Inaa
Nashaadkaa Ley Bartaa




Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement