![]() |
AMIIN YARE |
Habeenku Cajiibsanaa
Jawiga Ma Cabiri Karee
Caawo Kale Fiicanaaa
Farxada Culus Ba Ka Wayn
Wuxuu Calafku Isku Daray
Dadkii Caashaqa Yaqanay
Jacaylka Ku Caan Ahaa
Hadaan Lays Caasiyeen
Cashira Wanaagsan Iyo
Gobtii Carigeys Heshee
Ku Tuura Cumaamada
Faisa Iyo Shaafici
Way Is Cugteen
Rabow Isha Cadow
Ka Dhowr
Raboow Caano
Iyo Ubad
Owlaad Aan
Caasi Noqon
Caruur Khayr
Badan Sii
Caruur Khayr
Badan Sii
Owliya Hiiliya
Way Is Cugteen
Rabow Isha Cadow
Ka Dhowr
0 Comments