![]() |
MAHAMED MAAME |
Wixii Jawi Iga Halabay
Dareen Iga Jaah Wareeray
Farxaddo Iga Soo Jajabay
Nasiibkiyo Jaaniskaygu
Jumlu Isiin Maruun
Jidadka Xidhanba Is Furi
Waqtiga Jilic Maanta Adag
Culayska Jira Dhamaane
Ha Jojin Inun Rajadda
Adigon Kusoo Jidan
Qasab Iyo Jujub Aan
Awooda Ku Soo Jidan
Dadkii Shalay Ka Jiro
Beriba kula jirad arkiye
Wixiijab Isoo Haleelay
Dhibtiyo Jawshan La jaray
Waan Jidhay Intii Badnaydee
Waxaajira Maalmo Dhaama
Socodkan Jojinmayo
Jilaalkan Waa La Dhaafi
Farxad Kolunba La Jaali
Waxaan Ku Jalbeeban raaxo
Barwagana Waan Dhex Jogsan
0 Comments