MUSTAFE KANTE






Wadagaha Naftiyo
Walaala Aan Rafiiq
Waayo Badan Ahayn
Wehel Gaara Saaxiib

Walaalnimo Ka Sii Mudan
Waxaa Laysu Wada Yahay
Waxa Inaga Dhexeeya
Waa Waxaan La Koobayn

Guushada Wacan Iyo
Farxadaadu Way Farax
Waajib Laygu Leeyahay
Wax Kastoon Ku Tari Karo Wll
Waan Kula Ag Taagnahay
Insha Allah

Waano Kuma Farayo
Geesi Waxaad Tahay
Wadaad Gaari Mudanoo
Karaameeyey Weynuhu

Duco Waalid Qaba Iyo
Gobi Waa Adoo Qudha
Duco Waalid Qaba Iyo
Gobi Waa Adoo Qudha